www.almoustabsiroun.com  
Calendrier 1428
Religion
Politique
IRAN ONU
Association
Bibliotheque
Qui sommes nous?
SOMALI

Formulaire 
Le Coran
Liens
 Djibouti Iran
Webmaster
Galerie
Communiqué
Africa Fédération
Nécrologie
Press TV online now

 

Le groupe Almoustabsiroun de Djibouti  est un  groupe ahlul beith;Ururka almustabsiruun ee jabuti waa urur ahlul beith ah .
                

                           Ahlul Beit, la voie du salut.

                   Ahlul Baytku waa dariiqa bad-baadada.

 

Le Martyr de karbala lire la suite ( waxaan dhawaan ku turjumayna af soomaali)

Les douzes imams          /      Laba iyo tobanka imam waa kan magactoodii oo dhan:

1.Imam cali ibnu daalib  (A/S)                               600/661

2.imam xasan ibnu cali   (A/S)                               625/669

3.imam xusen ibnu cali    (A/S)                              626/680

4.Imam Cali Ibnu Xusen   (A/S)                             658/713

5.Imam maxamed Al- Baaqir  (A/S)                        676/743

6.Imam Jacfar Al-Saadiq  (A/S)                              703/765

7.Imam musa Al-Kaadim  (A/S)                             745/799

7.Imam Al-Cali Ridha   (A/S)                                 765/818

8.Imam Maxamed Al-Taqi  (A/S)                            810/835

9.Imam Al-Cali Naqi  (A/S)                                     827/868

10.Imam Al-xasan askari (A/S)                                846/874

11.Imam maxamed Al-mahdi (A/S)                          868  /.........

Imam ka kow iyo tobnaad waa isqariyay maalinkuu soo baxoo dhulkaa waxa uu ka buxindoona aduunka cadalad.Waxaan eebe ka baryeena in jeeshkaa mahdika uu naku daroo.Le douzieme imam s'est occulté et apparaitra juste avant la fin du monde pour remplir le monde de justice .Toutes nos felicitations à notre Imam du temps pour l'anniverssaire de notre premier Imam Ali Ibnu Talib (A/S) le jeudi 17 juillet 2008/14 rajab 1429.


Dou’a pour le mois de Rajab Ducada bisha rajab

Le mois de Rajab avec les mois de Cha‘abân et de Ramadhan constitue les mois les plus honorés en Islam. En effet le Prophète (Paix et Salut sur Lui) dit : «Le mois de Rajab est le mois béni d’Allah. Aucun mois ne l’égale quant à ses mérites est à son caractère sacré. Sachez que le mois de Rajab est le mois d’Allah, tout comme le mois de Ch‘abân est mon mois et celui de Ramadhan est le mois de ma Umma. Sachez aussi que celui qui jeûne un jour de Rajab aura obligatoirement l’agrément d’Allah, écartera de lui la Colère d’Allah, et l’une des portes de l’Enfer lui sera fermée".

Un douà très recommandé par notre Sixième Imam : Djàffar Sadiq (as) à réciter pendant le mois de Radjab après chaque prière quotidienne./Imamka lixaad Shacfari Sadiq(AS) waxa uu ku boorin in salaadaha faralka dabadood la akhriyo ducada hoos ku dhigan .
(Extrait de Mafàtihoul Jinàne de Sheik Abbas al Qoummi, page 194-194)

Bismillahir-raHmaanir-raHeem.
Allahumma Swalli `alaa muHammadinw wa-aali muHammad.
 

يا مَنْ اَرْجُوهُ لِكُلِّ خَيْرٍ

Yaa man arjoohoo likulli khayr

وَآمَنُ سَخَطَهُ عِنْدَ كُلِّ شَرّ

Wa-aamanu sakhaTahoo `inda kulli sharr

يا مَنْ يُعْطِى الْكَثيرَ بِالْقَليل

Yaa manyu`Til-katheera bil-qaleel

يا مَنْ يُعْطى مَنْ سَئَلَهُ

Yaa manyu`Tee man sa-alah

يا مَنْ يُعْطى مَنْ لَمْ يَسْئَلْهُ وَمَنْ لَمْ يَعْرِفْهُ تَحَنُّناً مِنْه وَرَحْمَةً

Yaa manyu`Tee man lam yas-alhu wa-mal-lam ya`rifhu taHannunam minhu waraHmah

اَعْطِنى بِمَسْئَلَتى اِيّاكَ  

A`tinee bimasalatee iyyaak

جَميعَ خَيْرِ الدُّنْيا وَجَميعَ خَيْرِ الاْخِرَةِ

Jamee`a khayrid-dunyaa wajamee`a khayril-aakhirah

وَاصْرِفْ عَنّى بِمَسْئَلَتى اِيّاكَ

WaSrif `annee bimas-alatee iyyaak

جَميعَ شَرِّ الدُّنْيا وَشَرِّ الاْخِرَة

Jamee`a sharrid-dunyaa washarril aakhirah

فَاِنَّهُ غَيْرُ مَنْقُوصٍ ما اَعْطَيْتَ

Fainnahoo ghayru manqooSin maa a`Tayt

وَزِدْنى مِنْ فَضْلِكَ يا كَريمُ 

Wazidnee min faDhlika yaa Kareem

(après l'Imam (alayhi salam) tenait sa barbe avec sa main gauche et faisait avec son index un mouvement dans sa main droite )

يا ذَاالْجَلالِ وَالاِْكْرامِ    
Yaa dhaljalaali walikraam

يا ذَاالنَّعْماَّءِ وَالْجُود

Yadhanni`maai waljood

يا ذَاالْمَنِّ وَالطَّوْلِ

Yadhal-manni waTTawl

حَرِّمْ شَيْبَتى عَلَى النّارِ

Harrim shaybatee `alan-naar.

Source:  http://quran.al-shia.com 

 

 



--------------------------------------------------------------------------------
Evènements de l'année Islamique 1429 / 2008
Dhacdooyinkaa Islaamka ee  sanadkaa   1429/2008



1 Rajab 1429 - Samedi 5 Juillet 2008
Wiladat 5eme Imam : H. Mohammad Bakir (AS)
 
dhalashadii Imamka 5aad Maxamed Baaqir (AS)



3 Rajab 1429 - Lundi 7 Juillet 2008
Shahadat 10eme Imam : H. Ali'un Naki (AS)
 
Istishhaadkii Imamka 10aad Cali'un Naqi (AS)



7 Rajab 1429 - Vendredi 11 Juillet 2008
Wiladat 7eme Imam : H. Moussa Kazim (AS)
 
Dhalashadii Imamka 7aad  Musa Kaadim (AS)



10 Rajab 1429 - Lundi 14 Juillet 2008
Wiladat 9eme Imam : H. Mohammad Taki (AS)
 
Dhalashadii Imamka 9 aad Maxamed Taqi(AS)



13 Rajab 1429 - Jeudi 17 Juillet 2008
Wiladat 1er Imam : H. Ali (AS)
 
Dhalashadii Imamka 1 aad Cali ibn taalib(AS)



15 Rajab 1429 - Samedi 19 Juillet 2008
Wafat Sayyada Zainab (AS)
 
Dhimashadii zeynab(AS)



25 Rajab 1429 - Mardi 29 Juillet 2008
Shahadat 7eme Imam : H. Moussa Kazim (AS)
 
Istishhaadkii imamka 7 aad  Musa Kaadim (AS)



26 Rajab 1429 - Mercredi 30 Juillet 2008
Wafat H. Abu Talib (AS)
 
Dhimashadii Abu taalib(AS)



27 Rajab 1429 - Jeudi 31 Juillet 2008
Meraj
 
Micraaj


--------------------------------------------------------------------------------


3 Shaaban 1429 - Mardi 5 Aout 2008
Wiladat 3eme Imam : H. Houssain (AS)
 



4 Shaaban 1429 - Mercredi 6 Aout 2008
Wiladat H. Abbas (AS)
 



5 Shaaban 1429 - Jeudi 7 Aout 2008
Wiladat 4eme Imam : H. Zaïnoul Abedine (AS)
 



15 Shaaban 1429 - Dimanche 17 Aout 2008
Wiladat 12eme Imam : H. Mohhamad Mahdi (AS)
 



--------------------------------------------------------------------------------


1 Ramadhaan 1429 - Lundi 1 Septembre 2008
Début du mois de Ramadhaan
 



10 Ramadhaan 1429 - Mercredi 10 Septembre 2008
Wafat Sayyada Khadidja (AS)
 



15 Ramadhaan 1429 - Lundi 15 Septembre 2008
Wiladat 2eme Imam : H. Hassan (AS)
 



19 Ramadhaan 1429 - Vendredi 19 Septembre 2008
Shab-e-Zarbat 1er Imam : H. Ali (AS)
 



21 Ramadhaan 1429 - Dimanche 21 Septembre 2008
Shahadat 1er Imam : H. Ali (AS)
 



23 Ramadhaan 1429 - Mardi 23 Septembre 2008
Laylat-ul-Quadr
 



--------------------------------------------------------------------------------


1 Shawwaal 1429 - Mercredi 1 Octobre 2008
Eid-ul-Fitr
 



8 Shawwaal 1429 - Mercredi 8 Octobre 2008
Yawm-e-Gham
 



25 Shawwaal 1429 - Samedi 25 Octobre 2008
Shahadat 6eme Imam : H. Jaffar Sadiq (AS)
 



--------------------------------------------------------------------------------


11 Zilkad 1429 - Lundi 10 Novembre 2008
Wiladat 8eme Imam : H. Ali Reza (AS)
 



25 Zilkad 1429 - Lundi 24 Novembre 2008
Dahwul Arz
 



29 Zilkad 1429 - Vendredi 28 Novembre 2008
Shahadat 9eme Imam : H. Mohammad Taki (AS)
 



--------------------------------------------------------------------------------


7 Zilhajj 1429 - Vendredi 5 Décembre 2008
Shahadat 5eme Imam : H. Mohammad Bakir (AS)
 



9 Zilhajj 1429 - Dimanche 7 Décembre 2008
Shahadat H. Mouslim (AS) - Roz-e-Arafat
 



10 Zilhajj 1429 - Lundi 8 Décembre 2008
Eid-ul-Hajj
 



15 Zilhajj 1429 - Samedi 13 Décembre 2008
Wiladat 10eme Imam : H. Ali'un Naki (AS)
 



18 Zilhajj 1429 - Mardi 16 Décembre 2008
Eid-e-Ghadeer
 



22 Zilhajj 1429 - Samedi 20 Décembre 2008
Shahadat One et Mohammad ibn Mouslim (AS)
 



24 Zilhajj 1429 - Lundi 22 Décembre 2008
Eid-e-Moubahila
 

source : http://pagesperso-orange.fr/mamode.nassor/chiites-reunion/indexe.htm?islm=0&islan=1429#
 

 

 


Voici le témoignage d'un frère somalien qui s'est   convertie au shiisme .II vit  en Australie. Voici l'adresse de son nouveau site en langue  somali: www.dardaaran.net

La famille ahlul beit s'agrandit.

 

 

السلام عليكم ورحمة الله وبركات                             
و صلي الله علي محمد واله
Dariiqa Bad-Baadadu waa kan Ahlul-Baydka (ع)
ee ha la qaato
Maxaa sabab u ahaa inaan qaato Mad-habta ahlul-Batyka (ع)?
Su'aashaas jawaabteeda oo kooban: In aan Mad-habta ahlul-Batyka (ع) qaato waxaa sababeed leh kutubta ahlu-Suna wal jamaac (اهل السنة و الجماعة), sida Bukhari, Muslim iyo Afarta sixaax oo ay axaadiista u doontaan, waxaa soo raaca kutubta siirada (ibnu-Hishaam, As-siira Xalabiya, iwm), kutubta taariikhda ee ay qoreen (Dabari, ibnil-Athiir, ibni-Kathiir, iwm) iyo kutubta tafsiirka iyo kutubkale oo aan halkan ku soo wada koobi karin.
Markaan dabagalay dhacdooyinkii dhacay intii u dhexaysay xajatil-wadaacii(حجة الوداع) Nabiga (صلي الله عليه واله وسلم) ilaa Abu-Bakar la baayacay, Waxaa ii soo baxday saxaabadu inay amarkii ilaahay iyo kii nabigaba (صلي الله عليه واله وسلم) ay jabinayeen, kutubta ahlu-sunana ay isku dayayaan inay difaacaan saxaabada, qaladaadkoodana ay waafajiyaana sharciga alle iyo sunada nabiga.
Qaladaadka ugu cad-cad ee ay galeen saxaabadu oo qofkii ilaah ka cabsanya markuu akhriyo ku khasbaya inuu diintiisa dib uga fiirsado afar baan ka tilmaamayaa, iyagaana sabab u ahaa inaan u leexdo jidka badbaadada ee nabiga iyo ahlu-Baydkiisa (سفينة النجاه).
Afarta dhacdooyin waa kuwan:
Sariyatu Usama ( سرية اسامة)
Raziyatu Yoomil Khamiis(رزية يوم الخميس)
As-saqiifah(السقيفة )
Xarqi Bayt Faduma (ع)(حرق بيت فاظمة (ع) واسقاظ جنينها)
Kadib waxaan u jilba jabsaday inaan si fiican wax u akhriyo oo aan xaqiiqda gunteeda gaaro ilaahna waa igu guuleeyay oo waxaan helay kutub dhowr ah oo uu qoray nin la yiraahdo (محمد التيجاني السماوي) allaha khayr siiyee, sidoo kale kutub uu qoray (امام عبد الحسين سرف الدين) oo uu ka mid yahay kitaabka lagu magacaabo (المراجعات) isagana allaha khayr siiyee, Ragaas aan soo sheegay kutubtay qoreen khayr badan baa ka buuxa oo waa lagama maarmaan qofkii raba inuu ogaado xaqiiqda dhabta ah ee ka daahan dadka intiisa badan.
Akhrin badan