Muxaadaro
uu ka
jeediyay
dalka
South
Africa
sheekh
Ahmed
Diida
bishii
marso 3
1982 oo
ku
saabsan
midnimadda
muslimka
ee
shiicadda
iyo
suniga .
waxa uu
yidhi
ilaahay
waxaan
ka magan
galay
shaydanka
lafogeeyay
.
Waxaan
ku
bilaabayaa
magacaa
ilaahay
oo
gaaladda
iyo
muslimkaba
aduunyadda
ugu
naxariistay
naxariistiisa
khaaska
ah
muslimiinta
ugu
naxariistay
aakhiro
.
Ilaahay
subxaana
watacaala
,waxa uu
kitaabkiisa
quraanka
ah ku
yidhii
hadaad
ka
jeedsataan
waxa uu
inuugu
badali
ummad
kale
kuwaasoo
noqonayn
sidiino
kale .
Wuxu
yidhi
mudane
madaxweyne
iyo
walaalahayga
muslimiinta
ahow
aayadaa
aan soo
akhriyay
waxay
tusaale
u tahay
in uu
ilaahay
dawladana
kor uu
qaado
kuwa
kalena
uu hoos
ugu
dhigo .
Dawlada
aan
maanta
arkeyno
waxay
tusaale
u tahay
aayadii
aan hore
u soo
sheegnay
.
Suuratu
muxamad
47
ayaaduna
waa 38 .
Arrintaassi
waa sune
ka midda
sunanka
ilaahay.
Quraanka
ilaahayna
waxa uu
noo
sheegaya
in reer
bini
israaiil
ilaahay
doortay
.
suurada
labaad
aayada
47 waxay
leedahay
reer
bini
israiilow
waxaad
xustaan
nimcadii
aan
idinku
nimcaystay
.Waxaan
idinka
sareysiiyay
caalamkoo
idil
fadliiga
ilaahay
wuxuu
siiyay
reer
bini
israaiil
In ay
nuurka
ilaahay
ummada
gaadhsiiyaan
sharaftaa
iyo
maamuska
wax la
siiyo
iyaga
ayaa u
horeeyay
. Laakin
nasiib
xumo
yahuudu
waxay ka
soo bixi
wayday
masuuliyadii
loo
doortay.
Taasna
waxaa
noo
cadeynayaa
nabi
ciise «
c.s »
sida uu
ku
sheegay
kitaabka
injiil
Matthieu
21--43
wakaa
sababta
aan ugu
dhawaaqayo
in
boqortooyada
ilaahay
la
idinka
qaadayo
lana
siinayo
ummad
kalle oo
ka midho
dhalinaysa
.
Ummadaasi
anigo oo
aan la
gabaneynin
uguna
dhawaaqayo
si
farxadleh
in ay
tahay
ummada
islaamka
.
Boqortooyadda
ilaahay
waa laga
qaaday
yahuuda
waxaana
la
siiyay
muslimiinta
oo
carabi
ugu
horeyso
.
Carabina
markii
ay
waajibkii
ka soo
bixi
wayday
ilaahay
wuu ka
qaadey .Tariikhduna
waxay
noo
sheegtay
in aan
xasuusaneyno
turkida
iyo
mongoolka
in
islaamku
ka
adkaaday
kadibna
ay iyagu
muslimeen
dabadeed
ay la
wareegeen
xadaaradii
iyo
boqortoyadii
islaamka
.
Iqbaal
gabayaagii
waynaa
ee reer
bakistan
gabay
caan ah
oo la
yaqaan
wuxuu ku
yidhi
«
Muslimiiney
baabiimeysaan
haday
iiran
iyo
carabi
baabado
.waayo
weelka
khamriga
lagu
shubo
khamrigu
ma
badalee
khamrigu
isaga
ayaa
isbadala
hadaba
weelkaasi
waa
dawladaheena
waa
xuduudaheena
waa
ruuxdeena
,
islaamkuna
midku
xidhan
maaha
xuduud
amase
wadan .
Waa
arrin
ilaahay
iska
wato .
wuxuu
doortay
yuhuuda
hadana
carab
markii
ay gudan
waayeen
waajibkii
hadana
waxa uu
doortey
turkida
markay
iyaguna
waajibkoodii
ka soo
bixi
waayeen
ummadkaluu
doortay
.
Ilaahayna
sidaa
ayuu u
wareejiya
risaalada
hadba
cida uu
doono
ilaa ay
saacadu
gaadhayso
.
Haddii
aad
fulin
waydaan
shaqada
ilaahay
eebe
waxa uu
la soo
bixi
ummade
kalle
iyadu
ogol
hawshaa
.
Maanta
ku nool
aduunka
hal
milyaar
oo
muslin
ah
boqolkiiba
sagaashan
waa suni
xilkii
ilaahay
noo
dhibay
waanka
seexanay
eebena
waxa uu
doortay
dawlad
dhamaanteed
aan
necebnahay
Walaalahay
iiraniyiinta
shiicada
taariikh
adag
ayey la
soo
muteen
dawladii
boqorshaa
ee
magaciisu
ahaa
maxamed
malee
ninkaa
magaciisu
maxamad
ayuu
ahaa
laakiin
islaamnimada
wuu ka
fogaa.
Marka
aad
socdaal
ku tagto
dalka
iiraan
uunbaad
dareemikartaa
dhibta
iyo
cadaabka
uu ku
hayey
dadka
walaalihii
ah .
Haduu
hitler
amase
ruushku
uu
gumaysan
lahaa
waan
dareemi
lahayn
laakiinse
waa nin
iiraani
ah oo ku
hadlayey
afka
faarisiga
.
Iminka
arrinka
socdaalkeyga
ku
lugleh
iiran
iyo
wixii
aan
dareemay
.Wanaagii
u
horeeyay
ee aan
kalakulmay
walaalahay
iiraniyiinta
waxay
ahayd
Roma .Anagoo
ku
sugayna
madaarka
Roma
dayuurad
waxaan
la
kulanay
dhibaato
dhanka
fiisaha
ah .Ninbaan
u
xilsaarnay
in uu
arrinkaa
dhameeyo
.Wuxuu
tagay
xaruntii
tikidhada
shirkadda
dayuuradaha
ee
iiraan
xagaa
wuxuu
kala
kulmay
gabadh
ka mida
shaqaalaha
shirkada
wuxuuna
u
sheegay
dhibaatadii
nahaysatay
.
Gabadhaasoo
si
wanaagsan
u
xijaabnayd
aad bey
u
quruxbadneyd
.Waxaan
leeyahay
hadaad
arkii
lahaydeen
hablaha
iiraan
markey
xijaabka
sidaan
quruxdooda
.
Ninbaa
ii yimid
oo iga
yidhi
hadaad
dooneysid
gabadh
reer
iiraan
ah inaad
aragto
namari
iiraan .Taasna
waan
aragnay
markaan
ka
degnay
iiraan
waxa
nala
geeyay
hoteel
shan
xidigood
leh .Tawrada
horteedna
loo
yaqaanay
Hilton
dawladii
islaamkuna
ay u
bixisay
Istiqlal
.
Waxaan
idiinka
waramayaa
waxyaalihii
aan
arkay
iyo
wixii
aan
dareemay
.Meeshii
u
horeysey
ee aan
siyaaranay
waxay
ahayd
xabaashaa
la
yiraahdo
BEHESHT
ZAHRA oo
ay ka
dhigantahay
afka
faarisiga
janaadii
iftiimaysay
.Iiraan
intaan
socdaalka
ku tagin
xabaashaasi
sheekadeeda
horey
ayaan u
maqlay
waxaan
xasuusanahay
in Imam
khumayni
Tehran
marka uu
ka degay
meeshii
u
horaysay
ee uu
siyaartay
waxay
ahayd
xabaashaa
. Waxaan
is
waydiinayey
qofku
muxu ka
doonaa
xabaasha
ma duco
ayuu u
tagaa
haa
dadka ku
aasan
duco uu
u
ducaynayo
haa .Xabaal
marka la
yiraahdo
markaaba
waxaa
maskaxdiina
ku soo
dhacaya
xabaalaha
yar yar
ee
South
africa
sida
xabaasha
Brookstreet
iyo
River
side ma
malaynaysaan
xabaashaas
inay
tahay
dhowr
kiilo
mitir
kaaree u
mamalaysanaysaan
waa
banaan
weyn
loogu
talagalay
malyuun
ilaa
labo
malyuun
oo qof
in lagu
aaso .Halkaaseyna
dadku
isugu
tagaan
kadib
waxaa
xalkaa
ka dhaca
baroor
diiq .Halkaa
waxa ku
aasan
todobaatan
kun oo
qof
kuwaasoo
u
shahiday
towradii
islaamiga
.Taasoo
boqol
kun oo
kalena
ay ku
lixaad
beeleen
.
Dadkaas
towrada
u
shahiday
ama ku
curyaamay
hubka ay
siteeni
waxa ay
ahayd
dhawaaq
ay ku
dhawaaqayeen
allahu
akbar
sidaasayna
ku
rideendawladii
u xooga
waynayd
ee
bariga
dhexe.
Xabaashaasi
ayaan
booqasho
ku
tagnay
halkaas
oo ay
hal
malyuun
oo qof
ay
joogeen
isugu
jira rag
iyo
dumar
iyo
caruur .Taasi
waxay
nagu
abuurtay
shucuur
.Xiligu
wuxuu
ahaa
jiilaal
dhulku
aad u
qabowyahay
raga ,dumarka
iyo
caruurta
dhamaantood
dhulga
duushiisa
ayey
gogol
laaan
dul
fadhiyeen
saacado
badan
dhulkaasoo
aad u
qabooba
.Dawlad
dadkeedii
u
dhibtaa
soo dhan
u dhabar
adeygayo
maxaad u
malaynaysaan
in
ilaahay
ku
abaalmarin
.
Maalin
ama laba
maalmood
kadib
barnamishkii
naloo
diyaariyay
waxaa
naloogu
soo
daray
xabaashii
behesht
zahra .
Markii u
horaysay
oo aan
siyaaranay
xaabaashaa
waxaan u
tagnay
muxaadaro
waxaan
kula
kulanay
dad
akhrinaya
gabayo
murugleh
iyo
ducooyin
.
Waxaan u
malaynayey
siyaarada
labaad
ee aan
ku
tageyno
in uusan
wax
micna ah
oo weyn
sameyneynin
.Laakinse
asxaabtaydii
dhamaantood
waxay
jeclaysteen
in ay
siyaaradaa
tagaan
Ana
waxaa
ila
haboonaan
wayday
in aan
kaliday
hotelkii
ku hadho
kadibna
waan
raacay .
Siyaaradan
labaad
waxay ku
dhacday
maalin
khamiis
ah
Khamistuna
waxay
ahayd
maalin
shaqada
laga
fadhiyo
sida
sabtida
south
africa
shaqada
looga
fadhiyo
.kumaankun
oo qof
ayaa
xabaasha
joogey
waana
caado ay
leeyihiin
waa sida
maalmaha
ciida oo
kale .Halkaana
waxay u
yimaadaan
si
imaantoodu
u
siyaado
iyago oo
xusaya
wiilkii
ama
walidkii
nafta u
huray
islaamka
iyaguna
ay
diyaar u
yihiin
in ay
naftooda
u huraan
islaamka
.
Khamiis
kastana
sidaas
ayey u
xusi
jireen
iyagoo
balantii
adkeynaya
.
Waxaa
jiray
hoteel
qaada
lix iyo
toban
kun oo
qof
kaasoo
la mida
hoteelkeena
Good
Hope
Center
ee ku
yaala
cape
town oo
qaada
sideed
kun oo
qof .Hoteelka
boqor
shaah
wuxuu u
dhisay
in u ku
cadeeyo
tafiirtiisa
« mythe
aryen »
wuxuu
kaloo
sheeganayey
inu
yahay
shahansha
ama
boqorka
boqorada
.Taas
waxaa uu
dheerayd
inuu
ahaa
Aryamehr
oo la
mida
iftiinkii
aryanka
.Muxuu
yahay
xanuunka
aryanku
waxaan
idin
xasuusinayaa
inuu
hitler
ku fani
jiray
inuu
yahay
aryan
waayo
jarmalku
waa
aryaan .Hindiduna
waxay ku
faanaan
iney
yihiin
aryan
ummadeydu
oo loo
yaqaan
gujrati
hadaysan
aheyn
muslin
waxaan
ku faani
laheyn
aryan .
Boqor
shaah oo
ka soo
jeeday
aryanka
wuxuuna
u dhisay
hoteelka
isaga oo
u
hibeeyay
aryanka
Cyrus-kii
waynaa
ee
gaalka
ahaa
wuxuu u
dhisay
meel
weyn
sida
hoteelkii
aan soo
sheegnay
oo kale
.Waxa uu
sida u
baabiinayey
hantidii
qaranka
.
Taarikhdu
markii
ay aheyd
1984
tartankii
olombiga
ee
caalamiga
ayuu
doonayay
in lagu
qabto
dalkiisa
isaga
uga
jeeda
faan .
Dalka
iiraan
waxaa ku
aragnay
meelo
lagu
barto
ciyaaraha
fudud
sida
athletisma
.Nasiib
daro
inagu
hadaan
nahay
musliminta
south
africa
waxaan
noqonay
dad
jilicsan
sida
buushka
oo kale
.Dhalinyarteenu
wax
jimicsi
ah oo ay
sameeyaan
ma jirdo
.Halkan
markaan
la kulmo
dhanlinyarta
ee aan
gacan
qaado
gacantoodu
waa sida
buushka
oo kale
.
Dhalinta
aan kula
kulmay
iiraan
xoog
ayay
leedahay
.Dhalintaasi
waxay ku
faanaan
islaamnimada.
Gabadh
geliya
oo
qaawan
kulama
aan
kulmin
intaan
joogey
iiraan .
Iiraan
wax
kasta oo
la
qabanaya
waxaa
lagu
qabtaa
magaca
islamka
taas oo
lagu
ilaalinayo
malaayinta
rag iyo
dumar
leh ee
ku nool
iiraan .
Kadib
waxaan
booqanay
naxaabistii
dagaalka
ee reer
ciraaq .Sidaad
wada
ogsoon
tihiinba
markuu
dagalkaasi
bilowdey
ciraaqbaa
weerarka
ku
horeysay
dalkoo
dhanbaa
hawl
galey .ciraaqna
waxay
goaansatay
iney uga
guuleysato
iiraan
sida
israaiil
uga
guuleysatey
carab .Aduunkuna
maalmo
ayuu u
tirinayey
in ay
ciraaq
ku
qabsan
doonto
iiraan .Laakin
way
noqon
wayday
sidii la
saadalinayay
.
Intaan
ka soo
bixin
south
africa
dr kalim
sidiqqi
ee u
dhashay
dalka
ingiriiska
wuxu igu
yidhi
nasiib
badhkii
ayaa
leedihiin
inaad ku
shahiidaan
iiraan.Kaftanbey
aheyd
laakin
dhab
ayey
noqon
gaadhey
.Anaga
oo
daawaneyna
dhoola
tus
dubaabadeed
, ayaa
nalagu
soo
riday
hoobiyayaal
kuwaasoo
ku
dhacayey
hareerahayaga
nasiibna
anagoo u
yeelan
inan ku
shahiidno
.
Waxaan
booqaney
dadkii
ku
dhaawacmay
dagaalada
kuwaa
soo
wajigooda
ay ka
muuqatey
farxad
iyo rayn
rayn .Ninbaan
aragney
lugta
laga
gooyay
wax
walwal
ahina ka
muuqanin
.waxa
kaliya
ee uu ka
murugaysnaa
in
uusaan
nasiib u
yeelanin
in uu ka
qeyb
galo
dagaal
danbe si
uu u
shahiido
.
Ninkastoo
muslin
ahna
sidaa
ayaa uu
jeclaysanayey
in uu
shahiido
.Waxaan
booqanay
maxaabiistii
dagaalka.
Iiraaniyuuntu
waxay
maaxaabiis
ahaan u
qabteen
todaba
kun.
Maxaabiistaa
wax
dhibatoo
ah oo ka
muuqateyna
ma jirin
.Cuntoo
fiicana
waa la
siinayay
.Mid ka
mida
asxaabteyda
ayaa
wareysi
layeeshay
maxaabiistii
si uu u
ogaado
xaaladoodu
sida ay
tahay.
Ninkasta
waxa uu
ugu
jawaabay
wax dhib
ah
maqabno
.Maxaabiista
badhkood
sanad in
ka badan
ayey
xidhnaayeen
qaar
kalena
waxay
xidhnaayeen
mudo
bilo ah
.
Waxaan
hada
guda
galey
inaan
ogaado
iney
jiraan
maxaabiis
iyagu is
dilay
.Haba
yaraatee
may
jirin
wax
maxaabiis
ah oo is
dilay .
Dalkeena
South
Africa
sanadkan
oo qudha
lix iyo
afartan
qof ayaa
isku
dishay
xabsiga
kuwaasoo
wax
walba
haystay
.
Wadankeena
kaan wax
haysan
is dilka
ayuu
xal-moodaa
laakinse
dhowrkaa
kun ee
maxaabiis
nin
galiya
oo is
dilay
lama
hayo .
Waxaan
booqanay
oo kale
iimaamkii
ayatullah
ruuxullah
mussawi
khumeyni
.Afartan
ninbaan
aheyn
dhamaantayaba
waxaan
sugaynay
inuu
iimaamku
noo
yimaado
wuuna
yimid
aniga
iyo
isaga
waxaa
noo
dhaxaysay
afartan
mitir
waanan
arkay
imaamka
.Waxa uu
noo
jeediyay
muxaadaro
muddo
saacad
ah
socotay
.Odeygu
quraankii
oo socda
ayuu
ahaa .Marka
aad
wajigiisa
dayto
lilmo
ayaa
indhahaaga
ka
dareeraysay
odey
dadaa
leeg oo
sida u
qurux
badan
waligey
ma arag
sawirga
,
fiidiyowga
ma
awoodi
karaan
inay
sawirka
khumeyni
sida
xaqiiqada
ah u soo
saaraan
.Magaciisuna
mucjiso
ayuu
lahaa
marka u
horeysa
waxa
loogu
yeedha
imaam
khumeyni
.Imaam
inaga
akteena
waa
kalimad
raqiis
ah
masjiid
ala
masjidkii
aan
tagno
waxaan
doondoonaa
imaamka
masjidka
.
Laakin
shiicadu
sidaa
maaha .Shicada
aktooda
imaam
qura
ayaa
jira
waana
imaamka
laba iyo
tobnaad
.Waxay
aaminsan
yihiin
imaamnimada
ummadda
cidda
hogaamin
kartana
isaga uu
yahay .Imaamka
u
horeeyay
iskuulka
imaamnimada
waxaa
weeye
asraad
cali
calayhi
salam
waxaa ku
xiga
imaam
xasan
hadana
xuseen
ilaa
imaamka
laba iyo
tobnaad
waana
imaam
Maxamed
.Shan
jiir
markuu
ahaa
ayuu
isqariyay
waxayna
u
isticmaalaan
isqarinta
inay la
mid
tahay
sidaad
asxaabul
kaaf .Waxay
aaminsaan
yihiin
in uu
imaamku
soo
bixidoono
..
Culumadooda
waxaa la
yiraahda
mullah
ama
ayatulla
oo
lamida
allamah
.Aayatullah
khumeyni
waxaa
loo
raaciya
magaciisa
imaam
sharfin
la
sharfinayo
awgeed .Laakinse
imaamka
runta ah
waala
sugayaa
.Ruuxullah
waa
magacii
uu
aabihii
u
bixiyay
waxayna
la mid
tahay
hadalkii
ilahay
waana
magacii
quraankeenu
nabi
ciise la
noogu
sheegay
.Ayaatullah
waa
magaca
labaad
oo nabi
ciise
loo
yaqaan
quraankeenu
.Almusaawina
waxay la
mid
tahay
xaaskii
muuse
iyo
magaalada
khumeyn
oo
magaciisuna
yahay
khumeyni
.
Waxay
sugayaan
imaatinka
mahdiga
waxayna
u sii
gogolxaadhayaan
imaantika
mahdiga;
suniga
sidaa oo
kalle
ayuu
imaatinka
mahdiga
u
sugayaa
.Laakiinse
inaguna
waxaan
dooneyna
inuu
dhulka
isagu
noo
gogolxaadho
uuna
aduunka
saado
nooga
dhigo ,kuraasida
boqortooyadanna
nagu
fadhiisiyo
.
Aduunka
waxaa
jira dad
aad u
farabadan
oo buka
buktaan
dhinaca
madaxa
ah .Waxaan
la
kulmay
caalim
baakistaani
ah Mauna
Sahib
waxaana
uu u
malaynayey
in
isfahamka
shiicada
iyo
sunnigu
fiicneyn
.Waxaa
jirta
iiraan
marka uu
sheekh
muxaadaro
jeedinayo
markuu
soo
qaado
magaca
khumeyni
dadka
dhageysanaya
sadeex
jeer
ayey ku
saliyaan
nabiga .Marka
la soo
hadal
qaado
magaca
nabiga
mar bay
ku
saliyaan
hadaba
dadkaa
eeg
siday
sameynayaan
.
Waxaan
ka idhi
maxay
yidhaahdaan
markaa .Waxay
yidhaahdiinbu
yidhi
alaahu
masali
calaa
muxamed
wa calaa
aali
maxamed
waayo
muxamad
waayo
khumeyni
ayaa
khumeyni
maxamed
ka
dhigay
salawaadkooduna
waa
salawaadkii
rasuulka
waxaadna
leedahay
waxay ku
saliyaan
khumeyni
.Taasi
waa
buktaan
dad
badan oo
culuma
isku
sheega
ay
qabaan .kuwaasoo
raacraacaya
khaladaadka
dadka
kalle .
Ilaahay
waxa uu
lee
yahay
surada 5
aayada
54
..
Waxa
kallo
jirta in
walalahayaga
shiicadu
marka ay
salaada
tukanayaan
in
dhagax
dhooba
ah ay ku
dul
sujuudaan
arrinkaa
dadku
markey
arkaana
hostay
iska
qanjiidhiyaan
waxayna
yidhaahdaan
daya
waxay
sameynayaan
.Shirki
miyayna
ahayn
waxay
caabudayaan
dhagax
dhooba
ah .Markaas
ayaan ku
idhi
intaad
wax
iskaga
malayneyso
maad
waydiisid
sababta
ay
dhagaxa
ugu dul
sujuudayaan
.Aniga
naftayda
markii
ugu
horeysay
ee aan
arko nin
shiica
ah oo
dhagax
ku dul
sujuudayaa
waxay
aheyd
magaalada
washington
ee dalka
mareykanka
.Halkaa
waxaa i
casuumay
si aan
uga
jeediyo
muxaadaro
jaamacada
ay
dhiganayeen
dhalinyaro
shiica
ah .Salaadii
cishaai
marka ay
gaadhay
waxaan
nalo
qeebshey
dhagax
dhooba
ah .
Anigu
markaa
waan
diiday
dhagaxiina
dhinac
ayaan
isaga
dhigay .
Salaadiina
waan
latukadey
ardaydaa
reer
iiraan .Salaadii
kadib
waxaan
waydiiyay
sababta
ay
dhagax
ugu
sujuudayaan
waxay
igu
jawaabeen
waxaa
waajib
ah mad
habta
shiicada
qofku
inuu ku
sujuudo
camuud .Markaasaan
gartay
ineyan
dhagaxa
caabudeyn
sidey
dadbadan
u
malaynayaan
.
Taas waa
shay
hadaan
anagu
suni
nahay
naga
maqan oo
ku
ceebeyno
shiicada..Soo
noqodkeygii
aan u
soo
noqonayey
south
africa
diyaarada
waxaa
sarnaa
laba
shiicaah
salaadii
markii
ay
gaadheyna
dhagaxii
ayuu
jeebkiisa
kala soo
baxay
salaadii
markuu
dhameystay
wuxuu u
dhiibey
saaxiibkii
. Taana
anagu
waxaan u
arkeynay
dheedheel
sow
sidaa
maaha .
Diyaarada
waxaa
saarnaa
suni
farabadan
dhamaantood
inan
galiya
oo
dhalinyar
ah ayaa
salaadii
u kacay
.Kaa
kacayna
aniga ma
ahayn .Anagoon
salaadiiba
u kicin
ayaan la
yaabanen
inamadan
salaadi
u kacay
ee
dhagaxa
isku
dhiibaya
.Arrintaa
dheeldheelista
ah ee
aan
sameynayney
ilbaxnimo
maaha
.Ma
ogtihiin
anagu
hadaan
nahay
muslimiinta
south
africa
dad
edebleh
ayaan
nahay
ilbaxna
waan
nahay.
Marka
aan
salaada
aan
tukaneyno
,carabtu
iiraaniyuuntu
mareykanku
madowgu
dhamaantood
sidee
noo
kalle
maaha
carabtu
.
Markaad
rukuucdo
ka
agtaada
ku
tukanaya
ayaa
gacanta
kugu
riixaya
si uu
meesha
uu
tagaan
yahay
isku
leegeysiiyo
ayaa
garan
walaalahayow
salaadaasi
in
ilaahay
aqbali
iyo in
kalle .Anagu
magaran
karno
.Ma
ogtihiin
afarta
mad
habood
ee
suniga
sida
xanafiga
,xambaliga,maalikiiga
,iyo
shaaficiyada
in laba
boqol oo
meelood
ay ku
kala
duwan
yihiin
salaada
oo
geliya .Arrinkaas
miyaad
garaneysaan
.Laba
boqol oo
meelood
.
Arrinka
waxaa u
aragnaa
in ay
naxariis
ilaahay
tahay .Shaaficiiyuuntu
amiinta
faatixada
way ku
dhawaaqaan
anaguna
hoos
ayaan u
dhigna ,bisinka
way ku
dhawaaqaan
anaguna
hoos
ayaan u
dhignaa
.Wax
dhibaato
ah oo ay
leedahay
ma jirto
.
Waagaan
yaraa
aabahay
wuxuu ku
celcelin
jiray
odhaah
uu ka
xafiday
aabihii
mad
habkasta
waa la
qaadan
mid
walibana
daliil
waxaay u
cuskataa
xadiiska
iyo
quraanka
.Anaguna
waan
aqbalnay
.Waxaa
la yaab
leh sida
marka ay
is
qilaafaan
shaafici
iyo
xambali
ama
xanafi
iyo
maaliki
wax
dhiba
uma
aragno .Laakiin
arrinku
sidaa
wuu ka
duwan
yahay
markaan
ku
aragno
shiicada
arrin
arrinkeena
ka duwan
fartaa
ku
fiiqnaa
.Wixii
yaraantii
na la
baray
cidi in
leeg
haday
khilaafaan
shiicadu
waan ka
didaynaa
maxa
yeelay
sidaa
maskaxdeena
waxaa ku
borograameysan
afaartii
madaahib
oo
geliya .
Maxaa
hadaba
walaalahayaga
shiicada
iyaga oo
mad
habshanaad
ah aan u
ogolaan
laa
nahay
..Waxaa
la yaab
ah ninka
shiicada
ihi waxa
uu jecel
yahay
had iyo
jeer in
uu
walaal
kula
noqdo .Markey
had
layaan
kuma
hadlaan
magaca
shiicada
waxay ku
dhawaaqaan
suni iyo
shiico
mid
toodna
ma jirto.
Ee waxaa
jira
islaam .Anagu
waxaan
ugu
jawaabaynaa
anagu
waad
naga
duwan
tihiin
idingu
shiico
ayaad
tihiin .Taasina
waa
xanuun
shaydaanku
noo
keenay
uu
doonayoo
in uu
nagu
kala
qeybsho.
Waxaa la
yaableh
anagu
hadaan
nahay
suni
muslimiinta
aduunka
ku nool
boqolkiiba
sagaashan
waa suni
tobanka
hadhayna
waa
shiico .
Kuwaa
soo
gacanta
inoo
haadinaya
doonayana
in ay
walaal
nala
noqdaan
inaguna
waan ka
cabsooneynaa
waatee
cida in
ay
cabsooto
u
xaqmudan
ma
boqolkiiba
sagaashankaa
mise waa
boqolkiiba
tobanka
.Hooy
dadow
hadii
aad
garaneysaan
galgacalada
ay idiin
hayaan .
Salaada
jimcaha
dalka
iiraan
ilaa hal
malyuun
oo qof
ayaa
isugu
soo baxa
.Markey
arkaan
qof
ajanabi
ah oo
akmarayo
way
garanayaan
inuu
ajanabi
yahay oo
uu san
cidooda
aheyn .Markaasey
lilmeeyaan
lilmo
naxariis
ku
dheehan
tahay .Wataa
galgacaylada
ay idiin
hayaan
iniguna
waxaad
lee
dihiin
maya .Waxaad
jeceshihiin
in ay
dibada
idinka
joogaan
cabsi
aad ka
qabtaan
awgeed
in ay
idin dul
maraan .inima
dul
marayaan
ilaa
inay
sidaan
mooyaane
wax
idinka
qeyr
badan .Anigu
garan
maayo .Laga
yaaba
badhkiin
inay u
maleeyaan
inaan
shiicobey
laakiin
wali
dhamaanteen
waan
wada
joognaa.Maxay
xiinkan
iyo
buuqan u
dhexeeya
shicada
iyo
suniga
waxannoo
dhan waa
siyaasad
.Colaadan
aan
uhayno
shicaada
lafteedu
waa
siyaasad
.Haddii
nin
walaalka
oo suni
ah meel
uu qalad
ku
sameeyo
waxaad
odhanaysiin
oh
qofkaas
islaanimo
shaqo
kuma leh
waa
kaafir
laakin
haddii
nin
shiicoahi
wax xun
sameeyo
shiicadoo
dhan
ayaad
cambaaraynaysaan
dawladoo
dhan
malaayiin
dad ah
waxaad
odhoneysaan
waa
qudhun
dhamaantood.
Haddii
wax xun
uu
sameeyo
qof
waalid
noogu
toosan
ma
dhaleeceyno.
Koox
suni ah
ayaa
koox
kalle ku
odhan
muslimiin
matihiin
kooxdii
kalle
ayaa
odhanaysa
idinkuba
muslimiin
matihiin
gaalo
ayaad
tihiin
taasi
waa tu
ka
dhacda
dheexdeena
mar
marna
gacan
ayaa la
iskula
tagaa
badh
nagammidina
wax
yaalo
laga
yaabo
ayey
sameeyaan
.
Maalin
maalmahaa
kamidda
waxaan
la
kulmay
nin aan
saaxiibo
nahay
wuxuu
igu
yidhi
markaad
tagto
Newcastle
waxaad
booqataa
hebel si
wanaagsan
ayuu kuu
soo
dhaweyn
.Ninkii
ayaan
booqasho
ugu
tagay
gurigiisa
ayuu igu
macsuumay
gidaarkana
waxaa u
sudhnaa
sawiirkii
buraaqadii
nabiga .Ninkaasi
wuxuu
aaminsanaa
in
sawirka
buraaqadu
ay
sinayso
sidii
quwad
kooraan
oo kalle
quwad .Markaasaan
ka idhi
sawirkani
wax
quwad ah
oo uu
kugu
biirinayo
majirto..Markaan
sidaa ka
idhi wuu
isla
yaabay .Ninkaasi
sunibuu
ahaa
saaxibkeyna
wuu ahaa
ilaa
iminkana
wuu
yahay .Colaada
suni iyo
shiico
dhex
taala
waa mid
sheydanku
nagu
kala
qeybinayo.
.Aan u
soo
noqdo
arrinta
iiraan .Dalka
iiraan
gudihiisa
nolosha
dhamaanteed
waa
islaam .Dawladda
hawshay
qabanayso
waa
islaam
dalka
siduu u
dhan
yahay
hadolkodu
waa
quraan.Intaan
joogey
iiraan
ma arag
nin qura
oon isku
qilaafney
quraanka
laakinse
walaalaha
carabta
markaad
ayaad
quraan
soo
qaadato
aayad
kale oo
quraan
ah ayey
kaahorkeenayaan
.Waxay
isku
arkayaan
in ay
quranka
dadka
kalle ka
yaqaanaan
laakinse
walaalahayaga
iiraaniyuuntu
quraanka
ayey
isku
taagaan
.Wax
walba oo
ay ku
fikirayaan
wuxu ku
salaysaan
yahay
quraanka
..
Ma
xasuusan
tihiin
qisaddii
TABAS
markuu
mareykanku
damcay
in uu
furto
dadkii
laga
qafaashay
.Mareykanku
waa
dawlada
aduunka
ugu xoog
weyn .Waa
dawlad
dayax
qof kii
u baahda
geyn
karta
kana soo
celin
karta .Waa
dawlad
cod u
dirikarta
xidiga
mars iyo
jubiter
.Waa
dawladii
uga sii
digtay
baakistaan
in uu ku
soo
socdo
masiibadii
suunami
laakin
baakistaan
waxba
kuma
qaadan .Waa
dawladii
1973 kii
yahuuda
u digtay
in
ciidanka
carabtu
dhaqdhaqaaq
xoogleh
ku
jiraan
laakin
yuhuudu
dhag
umay
dhigin .Hada
dawladaasi
way
awoodi
wayday
in
iiraan
ay
dalkooda
cagadhigdo
.Markey
damceen
inay
xoog ku
furtaan
kuwa
afduubka
looga
haysto
diyaaradahooda
kacaa
fadhiista
hawada
ayey
isku
duqeeyeen
.Maxaad
u
malaynaysaa
dawlad
kalaba
noqnoqneysay
dayax oo
awoodii
wayday
iney
fadhiisato
iiraan .
Shacbiga
reer
iiraan
diyaarbey
u
ahayeen
iney
naxaariis
u gelin
.Mareykanku
furashada
maxaabiista
waxba
kalama
hadhin
siduu u
furaan
laha
maxabiista.
Ma
ogtahayse
waxa
dhacay
arrinkaa
.
Mareykanku
wuu ku
guuldareytay
.Imaam
khumeyni
waxa uu
aqrinayey
suuratul
fiil
waayo
isagu
wuxuu u
xafidsanaa
quraanka
sida
kumbuyuutarka
oo kalle
.Elekobtaraadii
waaweyna
ee
mareykanku
damacsanaa
in uu ku
furto
dadkii
laga
haystay
waxaa la
oran
jiray
jambo oo
ka
dhigan
af
sawaaxiliga
maroodi
.Diyaaradahaa
waxaa
lagu
magacaabey
jambo
qiyaas
ahaan
maroodiga
ayey
leekayeen
.Imaam
khumeynina
suuratul
fiil oo
kaliya
ayuu
kala
hortagey
.Laakiin
inagu
hadaan
muslimiin
nahay si
dhab ah
umma
rumeysnin
quraanka
.Awaamirta
ilaahayna
kuwa u
dhaga
furan
manihin
.Ilaahayow
dadkaa
walaalahaya
ah kuwii
ummada
muslimiinta
hoggaamiya
kayeel..Iyaguna
diyaarbey
u yihiin
in ay
muslimiinta
hogaanka
u
qabtaan
.Nimaankaasi
kuwa
cabsooda
maaha
waxayna
yiraahdhaan
marg
bar
amrika
oo
micnaheedu
yahay ha
dhaco
mareykanku
ama
marg
bar
shuravioo
micnaheedu
yahay ha
dhaco
ruushku
iyaga oo
ilaaweyn
yuhuuda
wa ayo
dawladda
kalle ee
islaamee
sidaa
yeelaysa
.
Waxayna
sheegaan
in
kacdoonkii
ka
dhacay
iiraan
uunanse
ahayn
mid
iiraaniah
laakinse
uu yahay
mid
islaamiya
.Dadkaa
hadaba
fikikooda
hadalkooda
wax
qabkooda
uu
dhamaan
ku
salaysan
yahay
dhaqanka
runta ah
ee
islaamka
.Taas
ayaana
keentay
in cadow
lagu
noqdo
iiraan
islaamnimada
awgeed
cidii
cadow ku
noqota
iiraana
waa
cadowka
islaamka
kamana
guuleysanayso
.Walaalayaal
anigoo
waqtigiinii
qiimaha
laha
idinka
lumiyay
waxaan
hada
diyaar u
ahay in
wixii
suaal
ah ee
aad
haysaan
aad i
suaashaan
.
AHMED
DEEDAT
Waxaa
tarjumay
ururka
almoustabsiroun
ee
djabuti.
Groupe Almoustabsiroun de Djibouti